DHAGEYSO:Farsamo yaqaannada guriyaha dhiso ee Mandera oo qiimaha kordhiyay

0
174

Dadka ka shaqeeya dhisidda guriyaha ee magaalada Mandera ayaa shaaciyay inay kordhiyeen qiimaha lacageed ee adeegyadooda.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan ismaamulka Mandera ka soo diray.