Ma ogtahay in markii boqoraddii Ingiriiska ee geeriyootay Queen Elizabeth II uu aabaheed dhimanayay inay ku sugnayd gudaha dalkani Kenya?
Ustaadh Cadullahi Bundiid oo ah bare jaamacadeed iyo taariikhyahan ayaa arrintan uga warramay Maxamad Cali Madoobe.