DHAGEYSO:Faahfaahin: Qaraxii ka dhacay koonfurta ismaamulka Wajeer

0
511

Guddoomiye ku xigeenka dowladda dhexe ku matala deegaanka koonfurta Wajeer ayaa faahfaahiyay dhacdadi afarta qof ee dhintay ee miinada dhulka lagu aaso ee loo yaqaano IED kula qaraxday inta u dhaxeyso Weelgaras iyo Handhaaki ee Koonfurta ismaamulka Wajeer