DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan faa’iidada maamul dagmeedka laga hirgeliyay Masalani

0
313

Waxaa Masalani oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Ijara ee ismaamulka Garissa si rasmi ah looga hirgeliyay maamulka degmada hoose ee loo yaqaano Municipality.
Haddaba maxay shacabka Masalani ka faa’iidayaan heerkan cusub?
Waxaa warbixin qodobkan ku saabsan Garissa nooga soo diray Cabdisamad Muxumad Cabdi oo wareystay wasiirka dhulalka iyo horumarinta magaalooyinka ee dowladda ismaamulka Garissa.