DHAGEYSO:Ehellada dadkii lagu aasay xabaalaha Iskool Buluusiya oo la siiyay 10 cishe oo ay meydadka kula baxayaan

0
402

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamad Axmad Diiriye (Yabooh) ayaa sheegay in ehellada dadka ku aasan qubuuraha Iskool Buluusiya ay haystaan muddo 10 maalmood ah oo fursad loo siinaya in ay meydadka halkaasi kala baxaan haddii kale laga saaraya maadaama ay goobtaasi u baahan yihiin ciidamada badda ee Soomaaliya.