DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo bogaadiyay bannaanbixii caasimadda ee la baajiyay

0
680

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamad (Cumar Filish) ayaa bogaadiyay tallaabada dib loogu dhigay bannaanbax qorshaysnaa inuu magaalada Muqdisho ka dhaco shalay, balse dib loo dhigay.
Waxaa uu amaanay doorka duubabaka dhaqanka ee gobolka Banaadir oo ay ku hakiyeen bannaanbaxaasi, isagoo sidoo kalena dadkii bannaanbaxa abaabulayay ku amaanay inay u hoggaamsameen soo jeedinta dhaqanka