DHAGEYSO:Dugsiga Ixyaa Culuumuddiin ee IFO oo xaflad dhiirrigelin ah u qabtay ardayda

0
449

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay munaasabad lagu dhiirrigelinayey qaar ka mid ah ardaydii dhibcaha wanaagsan ka helay imtixaankii sanadkii hore ee wax ka bartay dugsiga Ixyaa culuumuddiin ee IFO .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya.