DHAGEYSO:Dugsi u gaar ah carruurta aan iskoollada dhigan oo laga hirgeliyay Wajeer

0
292

Waxaa xaafadda Hodan ee magaalada Wajeer markii ugu horreysay laga furay dugsi gaar u ah carruurta aan iskoollada dhigan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya