DHAGEYSO:Dugsi ku yaalla tuulo ka tirsan Fafi oo la geeyay agabka waxbarashada

0
280

Hay’ad ka mid ah hay’adaha taageera arrimaha tacliinta ayaa buugaagta casharrada laga akhristo iyo agab kale oo waxbarasho gaysay dugsiga tuulada Saddexgose ee deegaan baarlamaneedka Fafi ee ismaamulka Garissa.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.