Dubat Cali Camey oo ka mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday inay si gaar ah u taageeraan maalgelinta mashaariicda diimeed ee laga hirgeliyo meelaha ay ka jirto baahi diimeed sida degmada Bangal ee ismaamulka Tana River.