DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay in loo diyaar garoobo saameynta roobabka la filaya

0
228

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari, Dubat Cali Camey ayaa dowladda dhexe iyo midda hoose ee ismaamulka Garissa ugu baaqay inay u diyaar garoobaan la tacaalidda saameynta ka dhalan karto roobabka culus ee la rajeynaya inay wadanka ka da’aan laga billaabo bisha Tobnaad ee sanadkan.