Guddoomiyaha golaha suuq geynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa bulshada ka codsaday inay u gargaaraan Ubax Cabdullahi Nuur oo ah hooyo danyar oo haysato sagaal carruur ah sidoo kalena xanuunsan.
Si Ubax loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0726065172.




