Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Camey ayaa dadweynaha ismaamulka Garissa ugu baaqay inay si nabad ah uga qayb qaataan doorashada ku celiska ee 5-ta bisha koowaad ee sanadka 2023-ka lagu qaban doono deegaan baarlamaneedka Garissa Township.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinaya.




