DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo baaq u diray barasaabyada xoolo dhaqatada

0
251

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha dalka Dubat Cali Camey ayaa barasaabyada ismaamullada Garissa, Wajeer, Mandera, Isiolo , Marsabit iyo Tana River ugu baaqay inay qarashaadka loogu talagalay dhaqangelinta barnaamijyada horumarineed ay u weeciyaan gurmadka ka dhanka ah abaarta.