Dr.Xasan Maxamad Aadan Fuuje oo sanadkii 2022-kii u tartamay xilka barasaabnimo ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegay inuu racfaan ka qaadan doono go’aan ay maalmo ka hor maxkamadda sare soo saartay.
Maxkamadda ayaa dhinac iskaga dhigtay dacwad uu Dr.Xasan geeyay oo uu uga soo horjeeday guushii barasaabka Wajeer Axmad Cabdullahi iyo ku xigeenkiisa Axmad Muxumad.
Hasa ahaate Dr.Fuuje oo warbaahinta la hadlay ayaa xusay inaynan ku qancin go’aanka maxkamadda sare oo ay tagayaan maxkamadda racfaanka .
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dr.Xasan Fuuje oo racfaan ka qaadanaya go’aan lagu laalay dacwad uu gudbiyay