DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaynan isa saameynayn doorashada iyo dagaalka Al-Shabaab

0
253

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax saameyn ah isku yeelan doonin qabashada doorasho qof iyo cod ah iyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya Axmad Macallin Fiqi ayaa arrintan ka hadlay.