Madaxa waaxda adeegga dadweynaha ee dalka sidoo kalena ah madaxa shaqaalaha ee madaxtooyada State House, Felix Koskei ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka go’an tahay sugidda amniga deegaannada ay saameynta ku yeesheen weerarrada burcadda.
Waxaa uu tusaale u soo qaatay ismaamulka Baringo ee gobolka Rift Valley.
Koskei ayaa hoosta ka xarriiqay in ciidamada difaaca ee dalka ee KDF-ta halkaasi la geyn doono si ay ammaanka u sugaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo sheegtay in ciidamada difaaca la geynaya meelaha ay saameysay burcadnimada