Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa shaaciyay in dowladda dhexe ay ilaa shan dugsi si degdeg ah uga dhisi doonto tuulooyinka Dira, Todo, Tuwit, Lomuke iyo Chepchoren.
Xarumahan waxbarasho ayaa waxaa ku biiri doono ardayda ka soo jeedo ismaamullada Elgeyo Marakwet, Baringo iyo West Pokot .
Tani ayaa la doonaya in isdhexgal loogu sameeyo bulshooyinka ku nool dowlad deegaannadan oo ay mararka qaar iskudhacyo dhex maraan si loo xoojiyo nabad galyada.
Kindiki ayaa intaasi ku daray in dugsiyo kuwan la mid ah laga hirgelin doono Turkana, Samburu iyo Laikipia.
Arrimahan ayuu ka hadlay ka dib markii uu kulan la qaatay guddiyada ammaanka iyo sirdoonka ee dowlad deegaannada West Pokot, Elgeyo Marakwet iyo Baringo.
The Government will immediately establish five(5) cross community schools in an Education for Peace Initiative. The five schools; Dira, Todo, Tuwit, Lomuke, and Chepchoren, will offer compulsory education to pupils from Elgeyo Marakwet, Baringo and West Pokot Counties.
By… pic.twitter.com/e45C0MTP4S
— Kithure Kindiki (@KindikiKithure) June 9, 2023
Education is a key change agent in six(6) North Rift Valley Counties that for years have experienced insecurity. The Government will construct cross community schools in Elgeyo Marakwet, Turkana, Samburu, Laikipia, West Pokot and Baringo Counties to promote peaceful coexistence… pic.twitter.com/riIpz5pMWX
— Kithure Kindiki (@KindikiKithure) June 9, 2023