DHAGEYSO:Dowladda oo bixinaysa lacagaha macallimiintii saxay imtixaannada qaran

0
270

Wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka Mr. Ekeziel Machogu ayaa sheegay in toddobaadka dambe ay dowladdu lacagaha ka maqan siin doonto barayaashii ka qayb qaatay saxidda imtixaannada qaran.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in macallimiintan ay lacagaha sugayeen muddo balse ugu dambeyn ay heli doonaan.
Machogu ayaa carrabka ku adkeeyay in dowladda dhexe ay soo saartay 2 bilyan oo shilin oo barnaamijkan loogu talagalay.