DHAGEYSO:Dowladda oo billowday tababar ku saabsan diiwaangelinta beeralayda

0
328

Dowladda dhexe ayaa billowday tababar la siinaya saraakiil diiwaangelin doono beeralayda wadanka.
Waxaa barnaamijkan ka hadlay wasiirka beeraha , Mithika Linturi oo sheegay in ujeeddada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada iyo xogta rasmiga ah ee beeralayda wadanka.
Tani ayaa qayb ka ah dadaallada dowladda ay bacrimin ugu qaybinaysa beeralayda sis are loogu qaado wax soo saarkooda.