Dowladda ismaamulka Mandera ayaa dugsiyada sare ee dowlad deegaankaasi u fasaxday lacag gaareysa 74 milyan oo shilin oo ah kharashaadka iskuullada ee ardayda xilli dugsiyadeedka saddexaad ee sanadkan.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.