Dowladda dhexe oo kaashanaysa Bangiga Adduunka ayaa deeq waxbarasho u fidisay tiro badan oo ka mid ah ardeyda qaxootiga ee sanadkii hore dhameeyay fasalka 8-aad ee dugsiga hoose dhexe.
Ardayda oo ka soo jeedo xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa sanadkii labaad helaya deeqdan waxbarasho oo 4 sano oo looga bixinaya qarashaadka tacliinta ee dugsiyada sare.
Xaflad lagu soo bandhigayay ardeydii sanadkan loo soo xushay ee ku guuleystay fursadaasi oo lagu qabtay xerada IFO waxaa ka qeyb galay oo warbixintan Dadaab ka soo diray Maxamad Baaruud Xuseen.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda Kenya iyo Bangiga Adduunka oo deeq waxbarasho siinaya arday qaxooti ah




