DHAGEYSO:Dilkii Shireen Abu Akleh oo si wayn looga falceliyay

0
522

Warbaahinta caalamka ayaa si wayn u hadal haysa dil maanta la sheegay in ciidamada Israa’iil ay magaalada Jenin ee daanta galbeed , dalka Falastiin ay ugu gaysteen wariye ka tirsanayd shirkadda Aljazeera oo lagu magacaabo Shireen Abu Akleh .
Haddaba sidee dilkeeda looga falceliyay?
Su’aashan iyo kuwo kale ayaan hor dhigay Cabdisalaan Cabdi oo falanqeeya arrimaha caalamka islaamka oo arrintan si dhow isha ugu hayay.
Dhanka Israa’iil ma hadleen maxayna sheegeen?
Suxufiyaddan dilkeeda si wayn loo hadal hayo qof sidee ayay ahayd marka la eego shaqadeeda warbaahineed?
Maxay tahay sababta dilkeeda sidatan looga warramayo ama looga falcelinaya ee ay u soo jiidatay indhaha caalamka?