Wararka Kenya DHAGEYSO:Dil qof loogu gaystay Galbeedka Wajeer oo laga heshiiyay By star - September 5, 2023 0 242 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa heshiis nabadeed laga gaaray xurguf ka dhacday tuulo hoos tagto deegaan baarlamaneedka Galbeedka Wajeer oo hal qof lagu dilay tiro kalena lagu dhaawacay . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/09/Beelaha-heshiiyay-Wajeer.mp3