DHAGEYSO:Digniin loo diray dadka sameystay calamada qabiilada kuwaas oo dabbaal degyo dhigta

0
409

Madaxda deegaan baarlamaaneedka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi oo ay qayb ka yihiin laamaha ammaanka, culimada iyo guddiga ganacsatada ayaa digniin adag u diray dadka sameynaya dabbaal degyada calamada qabiilada
Kulan arrintan looga soo horjeedo oo la qabtay ayaa waxaa sidoo kale qayb galay xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Kamukunji Yuusuf Xasan Cabdi.
Madaxdii ka soo qayb gashay kulanka ayaa ka hadlay saameynta laga dhaxli karo dabbaal degyada ay sameynayaan dadka calamada qabiilada sameystay.