Waxaa maanta dibadbaxyo looga soo horjeeda sare u kaca ku yimid qiimaha maciishada qutul daruuriga ah ayaa ka dhacay magaalada Mombasa
Waxaana dhawaan qadka taleefoonka inooga warbixiyay xaaladihii Ugu dambeeyay Mombasa Wariyaheen Mohamed Cabdi Bootaan
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dibadbaxyo looga soo horjeedo sare u kaca qiimaha maciishada qutul daruuriga ah...