Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhaqanka Soomaalida oo lagu soo bandhigay Mombasa By star - November 27, 2022 0 414 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta lagu qabtay bandhigga loo yaqaano Fiiri Festival oo lagu muujinayay dhaqanka bulshada soomaaliyeed. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/11/Bootaan-Mombasa-6.mp3