DHAGEYSO:Dhallinyaro Soomaaliyeed oo isdhexgalka bulshada ka sameeya deegaanka Likoni ee Mombasa

0
417

Maalin kasta oo khamiis ah waxaa deegaan baarlamaneedka Likoni ee ismaamulka Mombasa laga sameeyaa barnaamij lagu xoojinayo isdhexgalka Soomaalida kala dhexeya bulshooyinka kale ee ku nool dowlad deegaankaasi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.