Tuulada Kikoneni oo ka tirsan ismaamulka kwale ayaa waxaa si rasmi ah xariga looga jaray masaajid iyo madaraso ay dhallinyaro ka soo jeeda magaalada Mombasa ah ka qayb qaateen dhismihiisa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhallinyaro reer Mombasa ah oo ka qayb qaatay dhismaha masjid iyo madaraso...