Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhallinyarada sawir qaadayaasha ah ee Mombasa oo la tababaray By star - July 28, 2023 0 282 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa tababar aqoon kororsi ah oo hal maalin socday loo qabtay dhallinyarada sawirrada qaada ee ismaamulka Mombasa. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/07/Bootaan-Mombasa-11.mp3