DHAGEYSO:Dhallinyarada iyo haweenka Garissa oo shaqo abuur loo sameynaya

0
370

Barasaabka Ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac ayaa sheegay in uu shaqo abuur u sameyn doono dhallinyarada iyo hooyooyinka ku nool dowlad deegaankaasi.
Waxaa uu soo jeediyay in da’yarta la siiyo tababarro ay ganacsiyo ku billaaban karaan.