Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhallinyarada Garissa oo loo diray farriin ka dhan ah qabyaaladda By star - June 14, 2021 0 625 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Sheekh Bashiir Sheekh Xasan oo kamid ah culimada magaalada Garissa ayaa dhallinyarada soomaaliyeed kula dardarmay in ay ka gudbaan qabyaaladda wuxuuna odayaasha ku boorriyay inaysan da’yarta ku barbaarin arrimaha qabiilka