DHAGEYSO:Dhallinyarada Dadaab oo ku shaqeysto farsamada gacanta

0
460

Hay’adaha samafalka ee ka howlgalo xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa dhallinyarada u fidiya tababarro la xiriira farsamada gacanta oo ay ku shaqeystaan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan ka soo diray deegaanka Dadaab