Barasaabka ismaamulka Nyeri ahna guddoomiyaha guddiga arrimaha shaqaalaha ee golaha barasaabyada ee CoG, Mutahi Kahiga ayaa dhakhaatiirta daawooyinka ka bixiya isbitaallada ee ku mideysan ururka KUCO ugu baaqay in ay shaqo joojinta soo afjaraan.
Waxaa uu xusay in la gabagabeynaya wada hadallada lagu xallinaya tabashooyinka saraakiishan caafimaadka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhakhaatiirta ururka KUCO oo loogu baaqay in ay soo afjaraan shaqo joojinta