DHAGEYSO:Deeqow Maxamad Barrow oo loo doortay xildhibaanka Garissa Township

0
235

Musharraxii matalayay xisbiga UDA , Major Deeqow Maxamad Barrow ayaa ku guulaystay xilka xildhibaanannimo ee deegaan baarlamaneedka Garissa Township ee ismaamulka Garissa.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan dhameystiraya.