DHAGEYSO:Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay dadka ay abaartu saameysay ee Koonfurta Wajeer

0
582

Waxaa deeq raashin ah la gaarsiiyay qaar ka mid ah dadka ay abaartu saameysay ee ku nool deegaan baarlamaaneedka Koonfurta Wajeer.
Waxaa deeqdaan bixisay hay’ad laga leeyahay wadanka Kuwait.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan inoo haya