DHAGEYSO:Deeq raashiin oo la gaarsiiyay magaalada Biyamadow ee Koonfurta Wajeer

0
309

Xildhibaanka deegaanka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadoow ayaa magaalada Biyamadow gaarsiiyay deeq raashiin ah isagoo sidoo kale ka hadlay cudurka daacuunka iyo adeegga korontada.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.