DHAGEYSO:Deeq la gaarsiiyay qaar ka mid ah qaxootiga dhawaan yimid Dadaab

0
319

Waxaa deeq raashiin ah la gaarsiiyay 430 qoys oo ka mid ah dadka dhawaan gaaray xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaana deeqdan qaybisay hay’adda Ixyaa Turath.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.