Dadka ku nool galbeedka ismaamulka Samburu iyo hareeraheeda ayaa ka cabanaya biyo la’aan.
Waxaa qaar badan oo ka mid ah ay u safraan masaafo dheer si ay u helaan kheyraadka muhiimka u ah noloshooda.
Waa kuwaan qaar ka mid ah dadka ay biyo la’aantu saameysay oo warbaahinta la hadlay