DHAGEYSO:Da’yarta Dadaab oo shaqo la’aan ka cabanaya

0
419

Iyadoo sanad kasta maanta oo kale caalamka laga xuso maalinka dhallinyarada adduunka ayay da’yarta ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxay cabasho ka muujinayaan caqabado haysto oo ay ka mid tahay shaqao la’aanta.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya