DHAGEYSO:Dardargelinta hiigsiga maamulka Jubbaland oo laga shiray

0
434

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta daah furay kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga xukuumadda Jubbaland.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa faahfaahintan qodobkan ka soo diray magaalada Kismaayo.