DHAGEYSO:Darawalada gaadiidka Muqdisho oo ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka ee magaaladaasi

0
537

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa muddooyinka dambe si aad ah looga dareemayay sare u kaca qiimaha shiidaalka noocyadiisa kala duwan, kaas oo saameyn xooggan ku yeeshay gaadiidka ka howlgala magaaladaasi gaar ahaan kuwa ku shaqeysta mootada nooca loo yaqaano bajaajka.
Waxaa ay aad ka cabanayaan sare u kaca ku yimid shidaalka, iyagoo sidatan dareenkooda u muujiyay.

Mid ka mid ah ganacsatada shidaalka ayaa asna dhankiisa ka hadlay saameynta uu ku yeeshay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka.