DHAGEYSO:Dadweynaha Wajeer oo laga qayb geliyay hindise ku saabsan biyaha

0
223

Shacabka ismaamulka Wajeer oo fursad loo siiyay inay aragtidooda ka dhiibtaan hindise sharciyeed ku saabsan maareynta arrimaha biyaha ayaa sheegay inay xeerkan taageerayaan.