DHAGEYSO:Dadweynaha Wajeer oo codsanaya in la shaqaaleysiiyo macallimiin kabi karo baahida dhanka tacliinta

0
185

Iyadoo maanta dib loo furay dugsiyada wadanka ayay dadweynaha ismaamulka Wajeer dowladda ka codsanayaan inay shaqaaleysiiso macallimiin kabi karo baahida dhanka tacliinta ee halkaasi ka jirta.
Sidoo kale waalidiinta soomaaliyeed ayaa lagu boorriyay in aynan carruurta guriyaha ku sii hayn oo marka xarumaha waxbarashada la furaba ay horay ka geeyaan si aynan u habsaamin.
Qaar ka mid ah shacabka tuulada Riba ee bariga ismaamulka Wajeer oo arrimahan ka hadlaya ayaa yidhi.