Wakiilka deegaanka hoose ee Masalani ee deegaan baarlamaneedka Ijara ee ismaamulka Garissa Abubakar Maxamad Shide ayaa dadka ku nool Ijara ugu baaqay inay taxaddar muujiyaan si looga hortago faafitaanka cudurka COVID19 oo sida uu sheegay waayadan dambe ku soo badanaya Masalani.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha Ijara oo lagula taliyay inay ka taxaddaraan halista cudurka COVID19