DHAGEYSO:Dadweynaha Ganze oo doonaya in la caawiyo si aynan dhirta u jarin

0
300

Shacabka ku nool degmada Ganze ee ismaamulka Kilifi ayaa waxay codsadeen in la caawiyo si ay uga tanaasulaan ka ganacsiga dhuxusha.
Waxaa ay dowladda iyo daneeyeyaasha kale ugu baaqeen caawimaad degdeg ah, si ay u joojiyaan jaridda dhirta iyo ka ganacsiga dhuxusha.
Waxaa ay ku andacoonayaan in dhaqaale xumo iyo qiimaha maciishada oo sarreya ay ku kaliftay in ay xaalufiyaan dhirta oo ay dhuxul ka soo saaraan