Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha Afweyne ee Lagdera oo la gaarsiiyay daaweyn lacag la’aan ah By star - September 20, 2022 0 227 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Urur dhallinyaro oo dhakhaatiir ah ayaa daaweyn lacag la’aan ah u fidiyay shacabka ku nool tuulada Afweyne oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa. Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan dhameystiraya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/09/Bishar-Axmad-Garissa.mp3