Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadka sanadkan soo xajinaya oo baaq loo diray By star - January 23, 2023 0 337 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka doonaya inay sanadkan xajka aadaan ayaa loogu baaqay inay wakhti hore is diyaariyaan si uunan dib dhac ugu imaan. Sheekh Yacquub Yuunis oo ka mid ah mas’uuliyiinta shirkadaha qaada dadka soo xajinaya ayaa baaqan diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Sheekh-Yacquub-Garissa.mp3