Shacabka ku nool deegaanada hoose ee Poro iyo Loborngare ee galbeedka ismaamulka Samburu ayaa ka mudaaharaadayay dil loo gaystay guddoomiye xaafadeed iyo labo qof oo ka mid ah dadka deegaanka.
Waxay dadka deegaanka ka cabanayaan dambiyada ku soo badanaya deegaanada hoose ee ku yaalla galbeedka Samburu.
Dowladda ayay dhanka kale ka codsadeen inay qaado bandowga halkaasi ay ku soo rogtay
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadka ku nool deegaannada hoose ee galbeedka Samburu oo ka mudaaharaadaya dilka...