Waxgaradka mas’uliyiinta xeryaha qaxootiga iyo kuwa deegaanka Dadaab ayaa qaylo dhaan ka soo saaray falalka dadka isku jinsiga ah ee wax iska daya oo ay sheegayaan inay ku soo badanayaan gudaha xeryaha oo qaar ka mid ah hay’adaha samafalka lagu eedeynaya inay barnaamijkan garab siinayaan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.




